RW ku-xigeenkii hore ee Somalia oo ka degay Hargeysa ka dib cafis uu u fidiyey Muuse Biixi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland, halkaasoo si weyn loogu dhaweeyay. Maxamed Cumar Carte ayaa waxaa Garoonka dayuuradaha Cigaal ku soo dhoweeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland, siyaasiyiin iyo qaar kamid ah eheladiisa oo ay muddo dheer ugu dambeysay. Wararka ayaa sheegaya in RW … Continue reading RW ku-xigeenkii hore ee Somalia oo ka degay Hargeysa ka dib cafis uu u fidiyey Muuse Biixi